Raisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo dalka ambabaxay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa halkaas uga qeyb galaya Shirka Caalamiga ah ee sare u qaadista tayada Waxbarashada carruurta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa  inta uu joogo UK waxa uu la kulmi doonaa  dhigiisa   UK Boris Johnson, … Continue reading Raisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo dalka ambabaxay